Mareykanka oo Isbuuc kadib dib u bilaabay duqeymaha ka dhanka ah Al Shabaab

Dowlada Mareykanka ayaa dib usoo celisay duqeymaha ay diyaaradahoda aan duuliyaha laheyn ka fuliyaan gudaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanada ay maamulaan dagaalyahanada Al Shabaab. War kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in diyaaradahooda dagaalka talaaadii duqeyn ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe , waxa ayna sheegeen in duqeyntaasi lala … Continue reading Mareykanka oo Isbuuc kadib dib u bilaabay duqeymaha ka dhanka ah Al Shabaab